Haqabtire Inventory & POS System

  • Home
  • Haqabtire Inventory & POS System
Overview:

Haqabtire Inventory & POS System waa database online ah aynu ugu talagalnay in ay isticmaalaan Ganacsatada una fududeen doono Howlahooda Ganacsi.

Year Completed:

Designed For:

2021

Business Companies

Features:

Haqabtire Inventory & POS System waxa uu kuu suurta galinayaa diiwaangalinta iyo la socoshada dhaqdhaqaaqa ganacsigaaga. Waxyaabaha uu kuu suurta galinaayo Haqabtire waxaa kamid ah:

  • Diiwaangelinta Macaamiisha iyo Badeecadaha.
  • Sameynta Boonooyinka Kala duwan ee Ganacsiga.
  • La socoshada Badeecadaha yaalo Meheradaada Ganacsi.
  • La socoshada DhaqdhaqaaqaMacaamiishaada.
  • La socoshada badeecadaha la iibiyay iyo kuwa la soo iibsaday.

No products in the cart.

X