Barbaariye School Management System

  • Home
  • Barbaariye School Management System
Overview:

Barbaariye Management System waa database online ah aynu ugu talagalnay in ay isticmaalaan Schoolada una fududeen doono Howlahooda Waxbarasho.

Year Completed:

Designed For:

2018

Educational Institutions

Features:

Barbaariye School Management System waxa uu kuu suurta gelinayaa in aad la socon karto xogta ardeyda oo dhameystiran waqti kasto oo aad u baahato. Sidoo kale waxyaabaha uu system-kaaan kaa caawinayo waxaa kamid ah:
  • In aad ogaato tirada ardayda fasal weliba iyo waalidiintooda.
  • In aad ogaan karto 10ka arday ee ugu firfircoon iskuulka.
  • In aad ogaan karto ardayda iskuulka imisa ayaa wiilal ah imisa ayaa gabdha ah.
  • In aad ogaato ardayda dhigata iskuulka iyo kuwa aan dhigan oo ka tagay.
  • La socoshada maqnaashaha ardayga iyo macalinka.
  • In aad ogaan karto ardayda Hey’adaha masuulka ka yihiin ee dhigta iskuulka.
  •  Diiwaangelinta Maadooyinka.
  •  Diiwaangelinta Habka Casharada u baxayaan todobaad kasta.
  •  Diiwaangelinta Casharada Laqaatay iyo Todobaadka la qaatay.
  •  La socoshada Casharada baxay iyo kuwa Haray.
  •  Isku darka & Kala qeybtinta Fasalada.
  •   Ogaanshaha maqnaanshaha ardayda.
  •   Diiwaangelinta Dhacdooyinka Ardayda.
  •   Diiwaangelinta Maqnaashiyaha Ardayga (Fasax, Maqnaansho, soo daahida iyo Cudur daar la’aan intaba).

Babaariye School Management System Waxa uu kaa caawinayaa la socoshada imtixaanaadka qeybahooda kala duwan ee uu iskuulka qaado. Waxyaabaha aad ka heli kartid Barbaariye qeybihiisa imtixaanaadka waxaa kamid ah:

  • La socoshada natiijada fasal weliba iyo ardayda ugu sareyso fasal weliba.
  • La socoshada hal arday natiijadiisa oo dhan iyo adigoo si qaas u ogaan karo hal maado oo kaliya.
  • Ogaanshaha ardayda kaalmaha hoose ka galay iskuulka oo idil iyo fasalkooda.
  • Ogaanshaha ardayda imtixaanka galay iyo kuwa aanan galin.
  • Helidda Transcript-yada ardayda marka uu qalin jabiyo & marka uu si qaas ah u rabo ardayga.

Babaariye School Management System waxa uu kaa caawinayaa maareynta qeybaha kala duwan ee dhaqaalaha. Waxyaabaha uu kuu suurta gelinayo waxaa kamid ah:

  • In aad ogaato fasal weliba tiradiisa iyo lacagaha kasoo xaroonayo fasalkaas.
  • In aad ogaan karto ardayda iska bixiya lacagaha si shaqsi ah iyo kuwa hey’ad ama community kale ay ka bixiyaan.
  • In aad raadin karto ardayda lacagaha ku siiyay iyo kuwa kale hal iyo wixii ka badanba.
  • Bixinta Mushaaraadka Macalimiinta iyo Shaqaalaha Iskuulka.
  • La socoshada qarashaadka ka baxay iskuulka iyo kuwa soo galay iyo mid walbo qaabka usoo gashay ama u baxday.
  • Diiwaan galinta nuucyada lacagaha (Monthly Fee, Exam Fee, Roll No, Bus Fee & Graduation Fee).
  • Cadeynta dakhliga ama qasaaraha (Income Statement).
 
Tirada Ardayda Diiwaangelin Bile Sanadle
1 – 99 $40 $10 $80
100 – 299 $75 $15 $80
300 – 599 $75 $20 $80
600 – 899 $75 $25 $80
Above > 900 $75 $0.035/ Student $80
  • Habka lacag bixinta waxa ay ku saleysantahy tirada ardayda iskuulka sida kor ku xusan.
  • Diwaangalinta waa mid halmar iskuulka laga qaadi doono, iskuulka waxa uu ku helayaa Domain (school.com) iwm.
  • Lacagta billaha ah waa mid iskuulka uu bixin doona bil kasta tasoo ku saleysan tirada ardayda iskuulka.
  • Lacagta sanadlaha waa mid iskuulka uu bixin doona sanadkiiba hal mar tasoo iskuulka wax loogu qabanaayo:
  1. Dib u cusbooneysiinta Domain name-ka (School.com)
  2. Keydinta iyo ilaalinta xogta iskuulka.

No products in the cart.

X